Iska hor imaad khasaaro geestay oo ka dhacay Xaafad katirsan Muqdisho

Waxaa xalay iska hor imaad khasaaro geestay uu ka dhacay Xaafada Gubta ee degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ,waxa uuna iska hor imaadka dhax maray ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya iyo koox burcad ah. Sida aan wararka ku helnay kooxda burcada hubeesan ayaa xaafada gubta dhac ka geesanayay iyaga oo iska dhigaya ciidamada amaanka oo howlgalo … Continue reading Iska hor imaad khasaaro geestay oo ka dhacay Xaafad katirsan Muqdisho